Welcome! / Ku soo dhawow!

Thank you for doing two important things on this page:

  • Watch this video in its entirety to complete the conversion process to the Project Based Voucher (PBV) program. You will enter your name and email address to begin the video.
  • Print or download the “Public Housing Conversion to PBV” Information Packet (English | Somali). This packet contains important information you may need to reference in the future while participating in the program.

Note: MPHA will soon send you information about how you will sign your new, final lease documents with us. You will be able to do this on your computer or smartphone.

Af Somali:

Fadlan samee laba waxyaabood oo muhiim ah:
  • Daawo fiidiyowgaan gebi ahaanba si aad u dhammaystirto hanaanka loogu beddelo barnaamijka “Foojaradda Ku-saleysan Mashruuca.” Waxaa galineysaa magacaaga iyo ciwaanka iimayl (Email) Qoraal-fariimeedkaaga si aad u bilowdo fiidiyowga.
  • Daabaco ama kaloo soo deg (download) warbixinsiinta u bedelida guryeynta dadweynaha Foojaradda Ku-Saleysan Mashruuca Guriga” ee baakada macluumaadka (Somali PDF). Xirmadan (Baakadan) waxay ka kooban tahay macluumaad muhiim ah oo aad u baahan karto si aad u tixraacdo mustaqbalka inta aad barnaamijka ka qeyb qaadaneyso.

Ogow: MPHA waxay dhawaan kuu soo diri doontaa macluumaad ku saabsan sida aad u saxiixi doonto dukumiintiyadada heshiiska kiradaada oo cusub oo ugu dambeeya. Waxaad awood in aad tan ku sameyso kumbuyuutarkaaga ama taleefankaaga casriga.

English Family Housing to PBV Video

By logging into this video, I understand I must watch the entire briefing, that I will be held responsible for the information provided, that I will review all attachments, and that I have been offered the opportunity to reach out with any questions I may have.

If you need language assistance, reasonable accommodation, or alternative format for any aspect of this process, or if you need this notice in an alternative format, please contact 612-342-1581 or FamilyHomes@mplspha.org.  Hearing-impaired individuals needing accommodation may call TDD/TTY Minnesota Relay at 1-800-627-3529.

Somali Family Housing to PBV Video

Anigoo galaya fiidiyowgan, waxaan fahamsanahay inay tahay inaan fiirsado qoraalka oo dhan, inaan mas’uul ka noqon doono macluumaadka la bixiyay, inaan dib u eegi doono dhammaan waxyaabaha ku lifaaqan, iyo in la i siiyay fursad aan kula soo baxo wixii su’aalo ah ee aan qabo .

Haddii aad dooneyso in xagga luqadda lagaa caawiyo, ama aad adeeg kale u baahan tahay,ama hab kale laguugu soo gudbiyo nidaamkan ama ogeysiiskan hab kale laguugu soo diro, fadlan la xiriir  612-342-1581 or FamilyHomes@mplspha.orgDadka maqalku ku adag yahay ee doonaya in la caawiyo waxa ay soo wici karaan Minnesota Relay ee TDD/TTY ee 1-800-627-3529.

Briefing Packets – Print or Download
Baakada Warbixinsiinta- – Daabaco ama Kaloo soo deg (download)